Lukako iyo Gbariel Jesus oo ka maqan kulanka derbiga

0
43

Labadan xidig ee weerarka ka ciyaara ayaa ka maqan line-up kulanka derbiga ah ee

Lukako iyo Gbariel Jesus oo ka maqan kulanka derbiga

dhexmari doona labada kooxood ee Manchester city iyo Manchester united. kulankan ayaa ah kulan ay sugaan dhammaan indhaha caalanka. Goolhayaha kooxda Manchester united David de Gea ayaa wacdaro dhigey kulankii Arsenal.