LIVERPOOL MAAHA SIDA MAN CITY, LAAKIN SI FIICAN AYEY U CIYAARTEY COUTINHO, SALAH & MANE

0
49

Kooxda Liverpool ayaa ku jirtey qaab ciyaareed fiican, Xiddigaha Countinho, Salah iyo Mane ayaa ku jiro qaab ciyaareed fiican, Taasoo ka dhigtey afkaga hore ee Liverpool mid laga cabsado, Labadda Ciyaaryahan oo Orodka badan ee Mane iyo Salah ayaa Noqdo labo isfahansan.



Klopp ayaa u muuqada tabbare ciyaara weerar, dhibka ugu weyn wuxuu ka heystaa dhinaca difaaca, liverpool waxay noqotey kooxda kugu laadka badan premier Leageu sannadkaan.