LIVERPOOL MAAHA SIDA MAN CITY, LAAKIN SI FIICAN AYEY U CIYAARTEY COUTINHO, SALAH...

Kooxda Liverpool ayaa ku jirtey qaab ciyaareed fiican, Xiddigaha Countinho, Salah iyo Mane ayaa ku jiro qaab ciyaareed fiican, Taasoo ka dhigtey afkaga hore ee Liverpool mid laga cabsado, Labadda Ciyaaryahan oo Orodka badan ee Mane iyo Salah ayaa...

Van Gaal oo kooxda Manchester United ka qaadanaayo Lacag

Vaan Gaal ayaa weli qadandaraas kula jiro kooxda Manchester United, wuxuuna quuldareynayaa inuu dib ugu soo laabto oo uu shaqada kooxda mar kale qabto, Tababarahan khibrada leh ee reer Holland ayaa kooxda Tababare u ahaa sanadkii 2016 markaas oo...

Kooxda Man City oo u dhaqaaqeysa labadda laacib ee Van djik iyo Martinez

Kooxda heysa hogaanka Premier league ee Man City ayaa quuldareyneysa ey u dhaqaaqdo bisha kowaad ee sannadka cusub 2018 labadda laacib ee Van djik oo u ciyaara kooxda Southampton, laaciibkaan 26 jir ah ayaa wixii ka ciyaaraa daafaca dhexe. Kooxda...

Lukako iyo Gbariel Jesus oo ka maqan kulanka derbiga

Labadan xidig ee weerarka ka ciyaara ayaa ka maqan line-up kulanka derbiga ah ee dhexmari doona labada kooxood ee Manchester city iyo Manchester united. kulankan ayaa ah kulan ay sugaan dhammaan indhaha caalanka. Goolhayaha kooxda Manchester united David de Gea...

Steven Gerrard vs Michael Ballack: Halyeeyada Blues & Reds Oo Saadaal Ka Bixiyay Kulanka...

Dhinaca kale halyeyga Liverpool Steven Gerrard wuxuu qabaa in Reds ay guul gaari doonto kulanka caawa isla markaana ay ku adkaan doonto 2-1 isagoo ku sugan xarunta TV-ga BT Sport ayuuna sidaas sheegay. “Xaqiiqdii waa mid aad u wacan, waana...

Garsoorahii Hore La Liga Andujar Oliver Oo Ka Hadlay Hadii Uu Cadaalad Ahaa Casaankii...

  Intii ay socotay ciyaartii Athletic Bilbao & Real Madrid waxaa dhacay dhawr arimood, balse laba arin ayaa muran laga keenay waa casaankii la siiyay Ramos iyo inaan Cristiano Ronaldo loo ogolaan kubad uu helay daqiiqadii 56-aad markaas oo qalad...

isku aadka koobka aduunka 2018

Koobka Aduunka waxaa xaqiijiyay usoo bixitaankiisa tiradii loogu tala galay bartamahii November ayaana la ogaaday 32-da Dal ee soo gudbay kaliya Panama iyo Iceland ayey u tahay markii ugu horeysay oo ay kasoo muuqdaan masraxa maanta. Xafladda waxey ka dhaceysaa...

WARBIXIN: Real Madrid Oo Bisha December Wajahaysa SHAN Kulan Final Oo Zinedine Zidane Iyo...

Ugu horayn Real Madrid ayaa imtixaanka kowaad ku mari doonta garoonka Estadio San Mames oo ay sabtida ku booqan doonto kooxda Athletic Bilbao waana kulan uu Zidane ogyahay in kooxdiisa uu aad ugu adkaan doono balse ay ku qasban...

Francisco Isco Oo Ka Hadlay Sababta Saxda Ah Ee Ka Dambeysa Bandhiga Cajiibka ah...

Laacibka ree Spain ayaa carabka ku adkeeyay in Zinedine Zidane uu yahay tababaraha kaliya ee isaga ka dhigay inuu noqdo xidig muhiim ah, wuxuunauu sheegay sidoo kale inuu taageera u ahaa macalinka ree France, waayihiisii uu ku dhax jiray...